Shimbir lagu iibsaday lacag ka badan Hal Milyan oo Dollar !!(Daawo Sawirada)

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa shimbir lagu iibsaday lacag ka badan Hal Milyan oo Dollar, waxa ayna sheekadan noqotay mid hadal heyn badan abuurtay oo siyaabo kala duwan Warbaahinta wax uga qortay. Shimbirtan oo nuuceeda aysan dunida ku badneyn oo 5-sano jir ah ayaa lagu iibsaday lacag gaareysa 1.42 milyan oo doolar, waxaana … Continue reading Shimbir lagu iibsaday lacag ka badan Hal Milyan oo Dollar !!(Daawo Sawirada)